Jilaa Da yar oo u dhashay Dalka Suuriya oo Geeridii ku timid Aabihi uu joojiyay Shaqadiisa ,sheegayna in uu hawshaasi faraha ka qaaday!

Jilaaga isla markaana Flim soo saaraha Seef Sibeeci ee u dhashay Dalka Suuriya ayaa waxa uu sheegay in uu shaqada ka fadhiistay .

Fanaaniinta iyo jilayaasha Dalka Suuriya ayaa waxa ay ka codsadeen in uu shaqada sii wado oo aanu ka fadhiisan ,seef ayaa waxa la sheegay in sababta arrintani ku kaliftay ay tahay murugada uu ka qaaday geeridii aabihii .

 

Seed ayaa mar walb waxa uu baraha bulshada soo dhigo qoraal baroor diiq ah oo uu ugu baroor diiqayp aabihi ,waxa aanu sheegay in aanu hawlahaasi sii wadi karin ,go’aankiisu ayaa waxa uu ku baahiyay barta uu ku leeyahay Facebook.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Hawraae.net/Hargiesa.office.

KA DHIIBO FIKIRKAAGA

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com