Jilaa u dhashay Maraykanka oo bixiyay 120,000 Oo Dollar ,si ay isaga iyo gabadh u jecelyahay u wada Daawadaan Flim!

Qaar ka mid ah Jilayaasha ugu waawayn Dalka Maraykanka ayaa waxa ay ka qayb galeen qaadhaan loo ururinayay Jasiirada Haiti.

Qaadhankan ayaa waxa lagu ururinayay Magaalasa Loss Angeles ee Dalkaasi Maraykanka ,Jilaaga Caanka ah Braid Bit ayaa waxa uu bixiyay lacag dhan 120,000 oo Dollar si ay isaga iyo gabadha jilaaga ah ee Emelia Calark ay u wada daawadaan hal xalqad oo ka mid ah Musalsalka Caanka ah ee Games of Thrones .

Braid ayaa waxa la sheegay in uu si gaara isha ugu hayo gabadhaasi isla markaana uu jecelyahay,qiimihii ugu badnaa ee qaadhaankaasi lagu bixiyay ayaa waxa uu noqday 160,000 oo Dollar.

 

 

 

 

 

 

 

Hawraar.net/Hargiesa.office.

KA DHIIBO FIKIRKAAGA

FB.getLoginStatus(function(response) { statusChangeCallback(response); }); { status: 'connected', authResponse: { accessToken: '...', expiresIn:'...', signedRequest:'...', userID:'...' } }
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com