Jilaaga Caanka Ah Ee Jawaan Oo Sheegay In Aan Cidina Dilin Oo Uu Noolyey

Warar ay qoreen shabakadaha qaar ayaa sheegay in dablay hubaysani magaalada Burco ay ku dileen jilaaga Jawaan oo uu halkaas geeriyooday hada waxaa arinkaas beeniyey oo sheegay in uu caafimaad qabo oo uu hada ku suganyey magaalada Hargaysa

 

 

Faalo Ka Dhiibo

comments