Jumlo Gaaban Oo Aan Ka Baran Doono Sida Loo Kasbado Jaceylka Xaaska Loona Kordhiyo Kalsoonida Idinka Dhaxeyso.

SIDEE KU KASBAN LAHEYD JACEYLKA XAASKAAGA?.

Nin walboo xaas leh caruur ha ulahaato ama yeeysan u lahaan wuxuu aad u jeceyl yahay inuu
quluubta xaaskiisa kasbado illaa in yar oo rag ah oo aan nolosha macaanteeda ku baraarugsaneyn maahee.love

Xaasku waa udub dhaxaadka qoyska hadii aad qalbigeeda ku kasbato kalgaceyl iyo kooloolin waxey soosaartaa caruur aay ku barbaarisay kalgaceyl, balse hadii aad ku beerto naceyb iyo xumaan waxey wakhti u waaysaa caruurtii aay kalgaceylka ku koolkoolin laheyd waxeyna caruurtaadi ku koraan fikir iyo naceyb.

Hadaba sidee xaaskaaga ku kasban kartaaa

Ha Eedaynin Xaaskaaga, Lakiin wax u Sheeg oo Waani u Cafi Khaladaad Badan
oo ay kaa Gashay, Dibna Ha u Xasuusin Khalad Hore, Hana uga Jawaabin
Su’aalaha aan Jawaabtoodu Faa’iidada lahayn ama ay ka Dhalan karto Cawaaqib
Xun, mar kastana la tasho Xaaskaaga,
Dhagaysana Ra’yigeeda iyo Fikradeeda, una Sheeg La’aanteed inaadan waxba
Qaban karin kaligaa.
Jecloow Qofka ay Jaceshahay Xaaskaagu, Tixgalina Ehelkeeda, Qaraabadeeda iyo Saaxiibadeeda

 

suxufigadari@gmail.com

Faalo Ka Dhiibo

comments

Leave a Reply