Ka dheeraw Cuntooyinka Warwarka iyo Walaaca kor u qaada?

Dad badan oo inaga mid ah ayaa waxa ay cunaan cuntooyin aanay ka fiirsan marka ay warwarayaan amase murugaysanyihiin kuwaasi oo kor u sii qaada warwarka iyo walaaca qofka marka uu cuno.

 

 

Laakiin waxa xaqiiq ah in cuntooyinka qaar ay kor u sii qaadaan warwarka ,khubarada ka faalooda cuntooyinka ayaa waxa ay sheegeen in ay jiraan Harmons gaar ah oo kuwaasi oo ka masuul ah warwarka .

Haddaba waxa jiraa cuntooyin iyo cabitaano kor u qaada Harmons ka wararka kuwaasi oo qofka kor ugu sii qaadaya warwarkaasi .

Waxa ka mid ah cabitaanada iyo cuntooyinka kor u sii qaada warwarka cuntooyinka Macmacaan iyo makaroonaha iyo Roodhida milixdu ku badantahay,sidoo kale cabitaanada Soodhaha leh iyo sidoo kale cabtnaada loo yaqaabo Power-ka ayaa ka mid ah kuwa kor u qaada warwarka iyo walaaca kuwaasi oo dhiiga qofka si degdeg ah kor ugu qaadaya isla markaana uu dhiigu si degdeg ah u dagayo,is bedelkaasi degdega ah ayaa sababaya in Masaajka qofku Cakirmo.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Hawraar.net/Hargiesa.office.

KA DHIIBO FIKIRKAAGA

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com