Kaamiro ku dhegan kobaha oo walaac ku heysa gabdhaha dalka Japan, ogow sababta

 

Waxaa sii kordhaya dalka Japan rag ku labisan kobo kaamiro ku xirantahay, kuwaas oo si lama filaana gabdhaha uga sawira meelaha xasaasiga ah, eyadoo maamulada dalka Japan ey walaac ka muujiyeen arintaan.
Booliska ayaa arkay boqolaal rag ah oo iibsanaya kobahaan, kuwaas oo ey ku xiranyihiin kaamiro qarsoon oon la arki karin meelo fogna laga xakumo, waxeyna arintaani keentay in maamulka xaafadaha qaar ey ku goodiyaan in la ganaaxi doono qofki lagu arko arintaan, waxaana ilaa hada la iibsaday 2500 kobo nuuca kaamirada le’ ah.
Inta badan waxaa loo adeegsadaa kaamiridaan ku xiran kobaha, in hablaha looga sawiro dharka ka hoos, taas oo walaac ku abuurtay hablaha reer Japan.
suxufigadari@gmail.comaamiro qarsoon oon la arki karin meelo fogna laga xakumo, waxeyna arintaani keentay in maamulka xaafadaha qaar ey ku goodiyaan in la ganaaxi doono qofki lagu arko arintaan, waxaana ilaa hada la iibsaday 2500 kobo nuuca kaamirada le’ ah.

Inta badan waxaa loo adeegsadaa kaamiridaan ku xiran kobaha, in hablaha looga sawiro dharka ka hoos, taas oo walaac ku abuurtay hablaha reer Japan.

suxufigadari@gmail.com

Faalo Ka Dhiibo

comments

Leave a Reply