Dalka Kazakhistan ayaa waxa la sheegay in Bas rakaab ah oo ay saarnaayeen dad rakaab ah ayaa waxa ku geeriyooday 52 qof.

Baskan ayaa waxa la sheegay in isaga oo socda uu dab ka kacay isla markaana dabkaasi u sababay khasaare nafeed iyo baskii oo dambaska noqday .

Ciidamada dab damiska ee Dalkaasi ayaa waxa ay sheegeen in rakaabki ka badbaaday dabkaasi ay soo gaadheen dhaawacyo halis ah isla markaana lagu dawaynayo dhakhaatiirta waawayn ee dalkaasi.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Hawraar.net/Hargiesa.office.

KA DHIIBO FIKIRKAAGA