Waxa dhacda marar fara badan in qofku uu iloobo dad badan oo ay is yaqaaneen waxaana badanaa arrintaasi loo sababeeyaa duruufaha noolosha ee kala gadisan .

Haweenay magaceeda la yidhaahdo Wanga ayaa waxa ay si kadis ah ula kulantay nin goob banaan ah fadhiya oo kaasi oo oa mid ag dadka darbi jiifka ah.

Ninkaasi darbi jiifka ah ayaa waxa uu Wanga ugu yeedhay magaceeda waxa aanay garatay in ay asxaab hore ahaan jireen markii ay wajigiisa aragtay,balse Wanga waxa ay ninkaasi taqaanay ka hor intii aanay xaaladu sidan ugu adkaan.

Wanga ayaa waxa ay da’deeduTahay 21 jir waxa aanay u dhalatay dalka Kenya ninka darbi jiifka ah ayaa waxa magiciisa la yidhaahdaa Hinga waxaanay Wanga ninkaasi u gashay abaal aad u badan waxa aanay gaysay dhakhtar qaaliya kadib markii ay ogaatay in xaaladiisa caafimaad ay aad u liidato sawirada Wanga Hinga ayaa waxa badan la turjuman karaa .

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Hawraar.net/Hargiesa.office.

KA DHIIBO FIKIRKAAGA