Kooxda Xidigaha Geeska Oo 10.000 Oo Dollar Ugu Deeqay Abaaraha Somaliland

Kooxda fanaaniinta xidigaha geeska oo caawa ka qayb galay xafladii qaadhaanka loogu u ruurinaayey abaaraha baassan ee ka jira gayiga Somaliland xafladan oo lagu qabtay aqalka madax tooyada Somaliland .Gudoomiyaha xidigaha geeska Xasan Saleebaan Dhuxul Laabsaalax ayaa waxa uu xafladaas kaga dhawaaqay in koox ahaan ay bixinayaan 10.000 oo dollar halka uu gudoomiyuhu sheegay in 3 qof ka mid ah dadka ku xidhan kooxda ay balan qaadeen in ay bixinayaan 30000 oo dollar guud ahaan lacagta uu gudoomiyuhu ku dhawaaqay ayaa waxay noqonaysaa 19000 oo Dollar

Faalo Ka Dhiibo

comments