Ku Soo Dhawoow Dhulkaaga Hooyo Al Fanaan Axmed Zaki

Fanaanka Caanka ah Ee Axmed Zaki ayaa waxa uu imanayaa Somaliland fanaanka ayaa waxa si wayn looga sugayaa guud ahaanba Wadanka Somaliland oo dhan gaar ahaana Caasimada Hargaysa Axmed saki ayaa waxaa uu iman doonaa Somaliland 22 may iyada oo siwayn loogu soo dhawayn doono magaalo madaxda Somaliland ee Hargaysa hada waxaa dhamaanba Bulshada Reer Somailand laga sugayaa in aan lookala hadhin soo dhawaynta Fanaankeena caanbaxay Ee Axmed Zaki balanteenu waa Cigal Airport iyo 22 may  oo in badan aad wada sugayseen in uu mar uun wadanka dib ugu soo laabto

 

 

Faalo Ka Dhiibo

comments