Lamaanaha Sida layaabka ah isugu soo bandhiga inay Raali iskaga Yihiin inay is Guursadaan Qaybtii 2aad

Mar labaad iyo Barnaamijkeeni Lamaanaha, Sida layaabka ah isugu soo bandhiga inay Raali iskaga Yihiin inay is Guursadaan, Akhristow waxaa jirtay inaanu Toddobaaddkii Hore idiin soo Bandhignay Lamaanaha sida Cajiibka ah , isugu soo Bandhiga inay raali kawada yihiin, inay is guursadaan,

hadaba iyadoo Xirfad iyo Xarago Qiime leh la adeegsanayo ayaa qofba si u soo bandhigaa,taasoo ka Tarjumaysa inta uu qofkaasi Caqliga iyo Cilmiga ka shaqaysiiyo,hadaba,Toddobaaddkan ayaan ku soo qaadanaynaa, shan Farshaxan Lamaane oo ka Xaraaradd iyo Xiisaba Badan,waana kuwan ee nala Wadaaaga,ogaysiin Lamaanaha ugu danbayeeya,waxaa weeye carab lubnaani ah,

Faalo Ka Dhiibo

comments

Leave a Reply