Daawo: Mucjiso Nin 90 jir ah oo guursaday 130 Xaas, Dhalayna 262 Caruur

Oday 90 jir ah ayaa ka yaabsaday caalamka oo idil kedib markii uu guursaday haweeyn gaaraya 130 dumar ah oo ay u dhexeen asiga nafsad ahaantiisa, Odaygaan ayaa ku nool magaalo ku taal wadanka Kenya kaaso haatan cadeeyay in uu furay (Dalaaqay) 85 kamid ah haweenkii uu guursaday.

Mucjisada kaga siidan ayaa ah in uu haatan uu qabo haweeyn gaaraya 45 xaas asiga oo sheegay in uu u kala sameeyay nambaro oo uu ku kala garto, yaabka yaabkiis aya ah in uu dhalay caruur gaareeysa 262 caruur oo ay u dhaleen xaasaskii uu soo guursaday.

Tirada caruurta ka geeriyootay ayaa lagu sheegay in ay yihiin 48 caruur ah , barnaamij ay kasoo diyaarisay kanalka al jezeera ayaa lagu soo bandhigay muuqal cadeeynaya xaasaskiisa iyo caruurtiisa halka ay ku noolyihiin iyada uu noqday odayga ugu dhalinta badan caalamka inta la ogsoonyahay.

suxufigadari@gmail.com

Faalo Ka Dhiibo

comments

Leave a Reply