Ciidamada Amaanka ee Dalka Lubnaan ee ku sugan Mandiqada magaceeda layidhaahdo Al-Masnac ayaa waxa ay gacanta ku dhigeen nin u dhashay Dalkaaso oo Dilay Xaaskiisii ,Ninkani ayaa waxa magiciisa la yidhaadaa Faadi Caskar ayaa waxa uu maalmo ka hor ku dilay gabadhiisa ku dilay sida ay baahiyeen wakaaladaha wararka ee Dalkaasi.

ninka xaaskiisa dilay

Ciidamada dambi baadhista dalkaasi oo ay weheliyaan ciidamada Billaysku ayaa waxa ay ninkaasi gacanta ku soo dhigeen isaga oo wata gaadhigii uu dilkaasu ku fuliyay .

 

Ninkani ayaa la sheegay in uu gaadhigsaai hub ku sitay gaadhigiisa xiliga ay ciidamadu qabteen sidoo kale ninkani ayaa la sheegay in uu caafimaad ahaan fayawyahay isla markaana,sababaha uu xaaskiisa u dilay ayaa waxa la sheegay in ay yihiin hinaase iyo khilaaf soo kala dhex galay .

 

 

 

 

 

 

Hawraar.net/Hargiesa.office.

KA DHIIBO FIKIRKAAGA