Ma ogtahay Akhriste in maalqabeenkii ugu hantida badnaa Dalka Britain magiciisa la odhan jiray Rothchild,ma ogtahay hantida ay qoyskiisu sii kala dhaxleen ilaa iyo haatan lagu tilmaamo in ay tahay hantida dunida taala kala badh .

Ma ogtahay In maalqabeebkaasi uu dagnaan jiray qasri aad u wayn oo uu lahaa oo uu maalin maalmaha ka mid ah uu galay qol ay ugu kaydsanaan jirtay hanti badan oo uu lahaa si uu u daawada balse uu albaabkii qolkaasi is xidhay wax kasta uu sameeyay si uu uga soo baxo qolkaasi si kastana waa uu u garaacay albaabkii balse may jirin cid maqashay waxa aanay moodayeen shaqaalihii qasrigiisu iyo dadkii joogay in uu safar u baxay waxa aanu caan ku ahaa in uu safro isaga oo aan cidna ogaysiin.

Ma ogtahay Akhriste in uu ugu damayntii inta uu fartiisii ka saray uu dhiigii ka soo yaacay ku qoray Gidaarka ” Ninkii ugu maalqabeen sanaa Dunidu waxa uu u geeriyooday haraad iyo gaajo”.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Hawraar.net/Hargiesa.office.

KA DHIIBO FIKIRKAAGA