Madaxwaynaha wadanka maraykanka mr Donald Trump ayaa xiligii uu ahaa da’da 13 sano waxa loo diray akadamiga tababarka

ciidanka milatariga wadanka maraykanka ee New York Military Academy (NYMA) iyada oo sababta ugu wayn ee loo geeyey ahayd dhaqankiisa oo xumaa awgeed. waalidkii ayaa aaminsanaa in falkani ka qayb qaadan doonto wanaajinta dabeecadiisa iyo dhaqankiisa xun.

new-york-military-academy-donald-trump48639053-cached

KA DHIIBO FIKIRKAAGA