Ma Ogtahay In Shakti Kapoor Uu Yahay Jilaaga Filimada Ugu Badan Sameeyay Taariikhda Bollywood-ka!

shakti

Shakti Kapoor fanka miisaan culus ayuu ku leeyahay, wuxuu ruug cadaagan Bollywood-ka ku dhex jiraa mudo 35-sano ka badan.

Balse Shakti waxaa u yaalo rikoor u gaar ah oo ah adag tahay in laga jebiyo madaama uu sameeyay 614-filim! kaliya waa filimaanta Bollywood-ka ah kuma jiraan aflaanta gobolada Hindiya uu ka sameeyay.

Shakti intastoo atoore kowaad uusan inta badan jilin hadana door walbo waa ku fac shactiro aabihiis waa asiga, Laadar aan naxin wuu jilaa haka reebin in aabo iyo walaal uu jilo waxaa usii dheer mararka qaarna inuu noqdo rufiyaan laadariinta u shaqeeyo.

Qoyska Shakti Kapoor: Magaca xaaskiisa Shivangi Kolhapure, magaca gabadhiisa Sharaddha Kapoor iyo wiilkiisa Siddanth Kapoor.

Family

Shakti Iyo Aflaantiisa Ugu Caansan Ee Uu Door Taariikhi Ah Ka Qaatay:

Best Movies

Shakti Iyo Inta Badan Jilyaasha Uu La Shaqeeyo:

People works

Shakti Iyo Kadar Khan Rikoor Ka Dhaxeeyo: Labadan ruug cadaa in ka badan 100 filim ayay isla sameeyeen waana rikoor guud ahaan aduunka u yaalo madaama aysan jirin labo jilaa oo intaas filim isla jishay!!

KA DHIIBO FIKIRKAAGA

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com