Ma Rabtaa Inaan Wadne Xanuun Kugu Dhicin ? Isticmaal Khudradan.

Cudurada wakhtigan keena dhimashada ugu badan waxa ka mid ah wadne xanuunka waana xanuun ay u siman yihiin dhamaan dadka ku nool dunidu. Waxa jira khudrad lagu sheegay inay ilaaliso wadnaha isla markaana ka dhigto mid caadi ah taas oo khubarada caafimaadku xaqiijiyeen waana mid laga helo dhamaan dhulkeena.

1.Liin Macaan

Lemon3
Maadada Pectin oo iyadu ku milanta maydhana wadnaha ayaa waxa ay ku jirtaa liin macaanta waxaanay hoos u dhigtaa heerka subagawga ee dhiiga. waxa kale oo liin macaantu qani ku tahay maadooyinka Potassium iyo Fitamin C oo iyagu ka hor taga yareeyana dhiig karka.

2.Muuska

Banana21
muuska ayaa qani ku ah maadada potassium oo iyadu ka shaqaysa nidaaminta wareega iyo cadaadiska dhiiga, waxaanay awood siisaa muruqyada haya wadnaha.

3.Tufaaxa

download
tufaaxa ayaa waxa uu yareeyaa heerka subagawga ee dhiiga.

FB.getLoginStatus(function(response) { statusChangeCallback(response); }); { status: 'connected', authResponse: { accessToken: '...', expiresIn:'...', signedRequest:'...', userID:'...' } }
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com