Maansooyinkii Sayid Maxamed Cabdale Xassan Qaybtii 2aad

Muxuu kusoo kordhiyey Sayidku Gabayada Soomaalida waxaa ka sheekaynaya Barnaamij uu wakhti hore duubay Tvga Djibouti ama RTD Madashan suugaanta sayidka lagu gorfaynayo waxaa isku helay oo gorfeynaya
Allaha u naxariistee C/qaadir Xirsi Yamyam, Axmed Faarax Idaajaa, Awjaamac Cumar Ciise, Xaashi C/laahi Odax , Barnaamijkan waxaa wada daadihinaya Siciid Faarax, C/laahi Xaaji
HALKAN KA DAAWO

Faalo Ka Dhiibo

comments

Leave a Reply