Xisbiga African National Congress ee haya talada Dalka K.Afrika ayaa waxa ay soo saareen go’aan ah in madaxwaynaha dalkaasi laga qaado Madaxtinimada Dalkaasi.

Madaxwaynaha K.Afrika Jacob Zuma .

Wakaaladaha wararka ee Dalkaasi ayaa waxa ay shaaciyeen in wada hadalo u socday Madaxwayne Jacob Zuma iyo xisbigiisu ay ku dhamaadeeb is af garan waa isla markaana uu madaxwne Jacob ka diiday xisbigiisa in uu is casilo.

Madaxwayne Zuma ayaa waxa laga xayuubin doona xilka madaxwayne ee uu hayo ,balse madaxda sare ee xisbiga African National Congress ee ka taliya dalkaasi ayaan wax faahfaahin ah ka bixinin xiliga Madaxwayne Zuma ay xilkaasi ka xayuubin doonaan.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Hawraar.net/Hargiesa.office.

KA DHIIBO FIKIRKAAGA