Madaxwaynaha Turkiga Oo Muqdhisho Ka Degay Xadhigana Ka Jaray Safaarada Turkiga Ee Muqdisho

Madaxwaynaha wadanka turkiga Recep  Tayyip Erdogan ayaa maanta ka degay magaalada Muqdisho halkaas oo u ku soo dhaweeyey madaxwaynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamud waxa isla maanta uu xadhiga ka jaray safaarada Turkiga ee Somalia oo kutaal magaalada Muqdisho

Faalo Ka Dhiibo

comments