Maanta waa maalin Axad ah waana 31ka bisha December ee Sanadkan dhamaadka ah ee 2017ka ,waana maalintii ugu Dambaysay Sanadkaasi.

Kala Duwanaashaha xiliga ay ku kala Duwanyihiin Dalalka Caalamku ayaa waxa ay sababayaan in muddo Saacado ah ay kala horayaan Dalalka qaarkood .

 

Haddaba Dalka Austarlia gaar ahaan Magaalada Sydney ee Dalkaasi ayaa noqotay Magaaladii ugu horaysay ee looga Debaal Degay Dhalashada Sanadka Cusub ee 2018ka .

 

Xaflada u debaal dega Sanaka Cusub ee lagu qabtay Magaalada Sydney ayaa waxa ka soo qayb galay 1.5 Millyan oo qof waxaana halkaasi aad loogu Dabaal Degay Rashla noocyadiisa kala duwan oo hadheeyay Samada Magaalada Sydney .

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Hawraar.net/Hargiesa.office.

KA DHIIBO FIKIRKAAGA