Majaajilayste Ajakis Oo Lagu Xidhay Madaarka Hargaysa

Maamulka madaarka Caasimda Somaliland Ee Hargaysa ayaa waxay sheegeen shegeen in ajakis aanu haysan warqada ogolaanshaha soo galitaanka dalka  Somaliland oo ay tahay in dadka ka shaqeeya warbaahintu ay soo   dalbadaan warqada ogolaanshaha. Waxaana lafilayaa in maalinta beri ah dib loogu celiyo magaalada muqdisho.

KA DHIIBO FIKIRKAAGA

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com