Maraykanka :Ay Ku Nool Dalkaasi Oo Wajigiisu U Eegyahay Wajiga Bani Aadamka Oo Baraha Bulshada Aad Loogu qaadaa Dhigay !

Dalka Maraykanka ayaa waxa ku nool Ay magiciisa la yidhaahdi Yoogi kaasi oo haatan jira muddo hal sano .

Aygaasi yar ayaa waxa iska leh oo korsata gabadh yar oo 8 jir ah oo u dhalatay Dalkaasi waxa aanu Wajiga Aygani aad ugu eegyahay Waji qof.

Dadka u dhashay Dalkaasi ayaa waxa ay baraha bulshada ku qaadaa dhigeen sawirada Aygaasi.

Waana kuwan sawiradaasi:

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Hawraar.net/Hargiesa.office.

KA DHIIBO FIKIRKAAGA

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com