ka dib dhacdadii foosha xumayd ee ka dhacday wadanka faransiiska gaar ahaan magaalada Paris ee lagu laayey in kabadan 150 qof oo aan waxba galabsan kana danbeeyeen ururka Daacish ayaa waxa ay ku abuurtay wadamada reer galbeedka cabsi

aad u badan taas oo sababtay in la xoojiyo dhamaan goobaha dadku isugu yimaado wadamadaas ama xarumaha dawladahaasi daawo muuqaalkan oo cadaynaya in xataa guriga cad ee maraykanka amnigiisa aad loo sugay. waxa ayna inta badan ee wadamada yurub soo bandhigeen muuqalo ay ku taageerayaan wadanka France.

KA DHIIBO FIKIRKAAGA

2 COMMENTS

Comments are closed.