Falalka Kufsiga ah ayaa ah dambiyada ugu waawayn ee lagula kaco guud ahaan haweenka Dunida ku nool .

Dalaka Caalamka ayaa waxa ay ku kala badanyihii xaaladaha kufsiga ee ka dhex dhaca dal kastaaba waxaanu noqday dalka ugu kufsiga badan guud ahaan dalalka Aduunka Dalkaasi Maraykanka .

Dalka labaad ee ugu kufsiga badan Dalaka Caalamka ayaa waxa uu noqday Dalka Koonfur Afrika,sidoo kale Dalka Sweden ayaa waxa uu noqday Dalka saddexaas ee ugu kufsiga badan Dalaka Calaamka .

Qiimantan ayaa waxa baahiyay Markaska Katehon waxaanay sidoo kale qiimantaasi cadaysay in dalalka Hindiya ,waxaana sidoo kale ay qiimayntaasi cadaysay in 6dii dumara ee ku dhaqan dalkaasi Maraykanka ah ba lagula kaco haweenay ka mid ah .

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Hawraar.net/Hargiesa.office.

KA DHIIBO FIKIRKAAGA