Madaxda iyo maalqabeenada Dunida ayaa hadd iyo jeer waxa ay Mulkiyaan Qasriyada iyo goobaha Caanka ah kuwaasi oo ku bixiya Lacag aad u badan.

 

Haddaba Qasri ku yaala Dalka Maraykanka kuna Yaala Mainhaten ayaa waxa loo soo bandhigay iib,qiimaha qasriga ayaa waxa uu yahay 79.5 Millyan oo Dollar balse mulkiilaha Qasriga oo ah Injineer dhismaha ah ayaa iyo ilaa iyo haatan aan haynin cid ka iibsata qasrigan waana markii labaad ee uu iibka Qasrigan soo bandhigo qiimaha uu marka hore soo bandhigay ayaa ahaa 84 Millyan oo Dollar waxa aanay dantu ku kaliftay markii uu qiimahaasi cid kaga iibsata waayay in uu qiimaha uu ku iibinayo uu hoos u dhigo .

Halkan ka daawo Sawirada Qasrigaasi iyo qaabka uu u samaysanyahay:

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Hawraar.net/Hargiesa.office.

KA DHIIBO FIKIRKAAGA