Sawiro ay baahiyeen ciidamada billayska dalka Maraykanka ayaa waxa muujiinayaan nin Madaw oo si fool xun jidh dilay.

Dyren Glover

Ninkan la jidh dilay ayaa waxa magiciisa la yidhaahdaa Dyren Golver waxa aanay da’diisu tahay 44 jir,ayaa waxa loo jidh dilay arrin salka ku haysa cunsiriyad.

Arrinta sababtay jidh dilka foosha xun ee lagula kacay Dyren ayaa waxa ay tahay in u jeclaaday haweenay cadaan ah isla markaana ay go’aansadeen in ay isku guursadaan jeel ay ku wada xidhanyihiin.

Dyren ayaa waxa u sheegay in askariga jidh dilay magiciisa la yidhaahdo Mikel Baxter da’diisuna ay tahay 49 jir ,askarigaasi ayaa waxa uu u sheegay haweenayda cadaanka ah ee ay is jeclaadeen Dyner in aanu Dyner laftiisu u diyaar ahayn una baahnayn in uu guursado haweenay cadaan ah ,askarigaasi ayaa sidoo kale haweenaydaasi u sheegay in ay haboontahay i n Dyner uu ku jirayo xabsiga inta noolosha uga hadhay maadaama oo uu yahay nin madaw.

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Hawraar.net/Hargiesa.office.

KA DHIIBO FIKIRKAAGA