6 Arimood oo Calool Weynaadka Ragga Laga Qaado

Marka hore waxaan ka hadlaynaa caloosha waxa weyneeya kaddib ayaan ka hadlaynaa waxa lagu yareeyo.
Caloosha waxaa sababa dhowr waxyaalood waxaan xusaynaa inta ugu muhimsan.
1-Baruurta oo ku badata caloosha iyo inay daciifaan murqaha caloosha
2-dhaqdhaqaaqa oo yaraada sida ruuxa inuu badsado hurdada iyo fadhiga iwm.
3-Inuu ruuxa liqo hawada marka uu cunayo cunto ama wax cabbayo taas waxay keenaysaa in hawada ay mindhicirada gasho
4-Cashada kaddib inuu ruuxa seexdo isagoon waqti u dhexaysiinin hurdada iyo waqtiga
5- Sigaarka iyo shiishada taas waxay keenaysaa in hawo caloosha gasho, sida ay daraasa
6Cuntada sokorta leh ama dufinta in la badsado Maxaa caloosha lagu yareeyaa

calool-weynaad
Marka hore iska ilaali sabahan aan soo sheegnay teeda kale waxaad isku daaweyn kartaa shaah cagaar + sanjabiil cagaar + qasharka rummaanka oo qallalan + geedka (Mint) ama ( peppermint) lagu dhaho (nacnac) habeenkii intaadan seexan ayaad isticmaalaysaa.

Suxufigadari@gmail.com

Faalo Ka Dhiibo

comments

Leave a Reply