Masar : Suxufi U Dhashay Dalkaasi Oo Fariin Digniin Ah U Diray Shacabka Iyo Xukuumada Dalkaasi Xili Uu Baahinayay Barnaamaj Uu Daadihiyo!

Suxufiga u dhashay Dalka Masar ee Camri Adiib ayaa waxa uu digniin u diray hawl gal argagixisa nimo oo ka dhaca Dalkaasi .

Camro Adiib ayaa arrintaasi shaaciyay xili uu ku guda jiray Barnaamajka uu daadihiyo ee magiciisa la yidhaahdo “Maalin Walba” ee ka baxa telefiishanka On Eye .

Camro ayaa waxa uu tibaaxay in hawlgalada ay ciidamada Masar guusha ka gaadheen ee ay kaga guulaysteen aragagixisada ay saamayn ku yeelan karto amniga dalkaasi waxa aanu sidoo kale sheegay in ragga ka tirsanaa ururada xag jirka ah ee la laayay ay ka soo jeedaan qabiilo sidoo kalana ay eheladoodii noolyihiin .
Suxufi Camro ayaa sidoo kale waxa uu sheegay in ehelada dadka la laayay ay daganyihiin isla gobolkaasi Siina kuna kici karaan aargoosi iska markaana ay weeraro ku qaadi karaan ciidamada Milatariga iyo sidoo kale Billayska dalkaasi .

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Hawraar.net/Hargiesa.office.

KA DHIIBO FIKIRKAAGA

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com