Nin dhalin yar ah oo la sheegay in ay da’diisu tahay 20 jir ayaa waxa uu dilay gabadh yar waxa aanu ka mid noqday dadkii maydkeeda galbinayay.

Ninkan ayaa waxa la sheegay in uu gabadh jeclaaday intaasi kadibna uu waayay lacagtii uu ku guursan lahaa ,intaasi kadib waxa ii afduubay gabadh yar oo ay jaar ahaayeen haweenaydaa uu jeclaaday .

Waalidka gabadha yar ee uu afduubay ayaa waxa uu ugu hanjabay in ay lacag ka bixiyaan gabadhaasi yar ee u afduuban,lacagtaasi oo uu doonayay in uu ku guursado haweenaydaasi u jeclaa ,balse markii ay qoyskii gabadha yari awoodi waayeen in ay lacagtaasi bixiyaan ayaa waxa uu dilay gabadhii yarayd.

Markii la helayaydkii gabadha yar ayaa waxa uu ka soo qayb galay aaskii gabadhaasi yar waxa aanu u soo tacsiyadeeyay qoyskeedii aynka baxday.

Muddo dhawe maalmood ah kadib ayaa ciidamada amaanka ee dalka Masar waxa ay ku guulaysteen in ay mujrimkaasi gacanta ku soo dhigaan .

 

 

 

 

 

 

 

 

Hawraar.net/Hargiesa.office.

KA DHIIBO FIKIRKAAGA