Masuulkii Ugu Sareeyey Ee Somali Ah Oo Wadanka Canada Loo Magacaabay Wasiir

waxa la magacaabay wasiirka socdaalka, qoxoontiga iyo jinsiyadaha ee wadanka Canada isaga oo laga dhigay wiil somali ah magiciisana

lagu magacaabo Axmed Xuseen waana markii ugu horeysay ee jago noocan oo kale ah uu ka qabto qof asalkiisu Somali yahay wadankan Canada.
Ahmed Hussein oo dhalasha ahaan kasoo jeeda Somalia ayaa loo magacaabay Wasiirka Socdaalka iyo Jinsiyadaha Canada, Ahmed waa Looyar iyo Siyaasi hadana wuxuu kamid yahay xillibaanada Baarlamanka Canada. Dowladda Canada ayaa wiil Soomali ah u magacawday Wasiirka Socdaalka iyo Jinsiyadaha Arinta Ayaa wax Weyn U Ah Somalida Ku Nool Wadanka Canada Iyadoo Qaxootiga Iyo Sharci Bixintu Hoos Imanayso xafiiskiisa

som

KA DHIIBO FIKIRKAAGA

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com