Mataano wadaaga xubno muhiim ah oo qaliin lagu kala saarayo+Video

Labo Wiil Mataano Shan sano jir ah oo wadaaga xubnaha ugu muhiimsan bini’aadamka ayaa lagu sameynayaa qaliin noloshooda lagu kala saarayo, kaasoo leh halistiisa.

Arthur and Heitor Rocha oo Shan sano jir ah waxay wadaagaan Sedax lugood, mindhicirada, kaadi heysta, beerka iyo xubnaha taranka, taasoo adag in si fudud lagu kala saaro, walow ay dhaqaatiirta sheegeen in midkood uusan heli doonin xubnaha muhiimka ah, suuragalna ka dhigi karta in midkood la badbaadiyo.

Qaliinkaan halista badan leh, ayaa waxay dhaqaatiirta sheegeen in uu yahay mid waqti badan qaadan doono, inkastoo ay rajada laga qabo aan la saadaalin karin.

SUXUFIGADARI@GMAIL.COM

Faalo Ka Dhiibo

comments

Leave a Reply