Maxaa kulmiyay Bipasha Iyo Xaaskii Hore Ee Hrithik Sussane Khan?

Sussan Khan iyo Bipasha ayaa ku kulmay casuumaad ay si wadajir ah ugu fidisay Majalada caanka ah ee Famina ee kasoo baxda dalka India.

Labadaan aktarood ayaa kulanka Majalada soo xidhay dhar aad u qurxan islamarkaasina soo jiidasho sare leh, sidoo kale waxay majaladu ka wareysatay Fankooda iyo taariikh nololeedkooda.

 

 

bolly(1)bolly(2)bolly(3)bolly(4)bolly(5)bolly(6)bolly(7)bolly(8)

 

Faalo Ka Dhiibo

comments