Maxaad Ka Taqaan Dhacdooyinka Ka Dhaca Internetka Halkii Minuteba (1 Minute)

Internetka ayaa waxa uu noqday shaqada ugu badan ee dadwaynaha dunidu ku qaataan wakhtiga ugu badan, waxa aan idin soo gudbin doonaa dhacdooyinka ka dhaca internetka halkii minuteba macnaha 60 kii ilbidhiqsiba

Ma ogtahay in halkii minuteba dadka isticmaala Youtube ku ay upload gareeyaan 300 oo saacadood oo muuqaalo cusub ah.

Facebooka waxa dadka isticmaalaa ay like saaraan 4,166,167 Posts.

Instagram ku wa isticmaalaana waxay Like siiyaan 1,736,111 sawir.

Macaamiisha SnapChat iyagu waxay Share gareeyaan 284,722 snaps.

Halka Pinterest ay dadka isticmaalaa ay pin gareeyaan 9,722 oo sawir

Waxa Alibaba lagu kala iibsadaa $400 Million.

Wikipeadia waxa laga daalacdaa 438,801 oo information ama xog ah.

Barta WeChat waxa laysugu diraa 10 Million oo fariimo ah.

34.7 Million Oo Fariimaha Instant Messages (MIM) layskugu diro ayaa dhaca.

Waxa lala soo degaa 194,064 oo barnaamijyo ah ama Application.

Waxa la dhagaystaa heeso gaadhaya 31,773 Saacadood
Amazon ayaa waxa lagu iibsadaa $133,436

Waxa la upload gareeyaa 38,194 oo sawir

embedded-infographic-600-logo

 

FB.getLoginStatus(function(response) { statusChangeCallback(response); }); { status: 'connected', authResponse: { accessToken: '...', expiresIn:'...', signedRequest:'...', userID:'...' } }
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com