qoraalkan iyo Video gan hoos ku xusan ayaynu ku eegi doonaa wadamada ugu xeebta dheer Dunida ay ku nool nahay waxaanay kala yihiin sidan hoos ku xusan….

 

  1. Canada

Wadanka ugu xeebta dheer Dunida waxaanu leeyahay xeeb dheer oo dhererkeedu dhan yahay 44, 087 Kilometers.

  1. Republic of Indonesia

Wadanka Kaalinta labaad ugu jira wadamada ugu xeebta dheer adduunka ayaa ah dalka Indonesia waxaanu leeyahay xeeb dhererkeedu dhan yahay 54, 716 KM balse waxay ka kooban tahay Jasiirado badan taasoo dhul iyo bad iskugu jirta.

 

 

 

  1. Rusia

Wadanka 3 aad ee ugu Xeebta Dheer Dunidu waa RUSIA Kaas oo leh xeeb dhererkeedu dhan yahay 37, 653 KM .

  1. Philippine

Wadanka 4 aad ee ugu xeebta dheer dunidu waa dalka Phillippine kaas oo leh xeeb dhererkeedu dhan yahay 36, 280 KM.

  1. Japan

Wadanka 5 Naad ayaa ah Japan kaas oo Leh xeeb dhererkeedu dhan yahay 29, 751 KM

KA DHIIBO FIKIRKAAGA