Maxaad Ka Taqaanaa Digaaga Dunida Ugu Qaalisan? Waase Imisa Qiimahoodu?

Digaagad nooca Madow ah oo laga helo wadanka Indonesia, digaagadoo ah mid dunida ku yar ayaa waxaa lagu iibiyaa Suuqyada dalka Mareykanka , waa digaagada ugu qaalisan aduunka

, waxaana halkii xabo lagu iibiyaa lacag dhan $2500 oo dollar.
Dadka ayey ku adag tahay inay rumeystaan inay jirto digaagad noocaan ah, digaagad madow, mana aha in baalasha kore ee digaagada kaliya uu madowyahay, laakin digaagad wada madow laga bilaabo maqaarka (Haraga) kore, Hilibka iyo Lafuhu wa kuwo wada madow .
Inkastoo ay tahay digaagad dad badan la yaaban yihiin hadane waxa ay heshay inay qaadato magaca Digaagada aduunka ugu qalisan, kadib markii ay heshay dalab aad u xoogay oo kaga imanaya suuqyada wadanka Mareykanka , digaagadan ayaa dha-dhankeedu yahay mid aad u macaan inkastoo hilibkoodu madow yaha, waxa ay siisaa ruuxa cuna hilibka digaagadan fir-fircooni xad-dhaaf ah
main-qimg-e61005cd4fc6faeb8e067d2863807b31

images (5)

images (6)

FB.getLoginStatus(function(response) { statusChangeCallback(response); }); { status: 'connected', authResponse: { accessToken: '...', expiresIn:'...', signedRequest:'...', userID:'...' } }
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com