Dalka Maraykanka gaar ahaan Gobolka Florida ayaa waxa dhawaan laga hir galiyay Guri kaasi oo loogu magac daray guriga riyada.

Gurigan ayaa waxa dhamaantii dhex mara wabi yar oo samays ah waxaanu qofka dagani qol kasta oo ka mid ah qolalka gurigaasi uu gali karaa isaga oo dabaalanayaa .

Ninka fikarada gurigaasi iska lahaa ee hir galiyay ayaa waxa magiciisa la yidhaahdaa Eng Alfred parker gurigaasi ayaa waxa uu ku yaala Magaalada Miami ee Gobolka Florida.

Gurigani ayaa waxa dhamaadkii sanadkii hore ee 2017kii lagu kala iibsaday qiime dhan Laba Millyan oo Dollar .

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Hawraar.net/Hargiesa.office.

KA DHIIBO FIKIRKAAGA