Fanaanka Caan ka ah ee Maxamed Axmed Bakaal Cirro oo ka mid ah kooxda fanaaniinta xidigaha geeska ayaa waxa uu habeenka jacay aduunka ee  Valentine’s Day  show ku leeyey magaalada Dubai ee isku taga imaaraadka carabta showgan ayaa waxa uu ka dhici doonaa  Dubai Ewan Hotel Qiimuhuna waa 100 DRH

KA DHIIBO FIKIRKAAGA