Maxamed BK IYO Showgii Finalka England 05/12/2014

Fanaanka caanka ah ee ka tirsan kooxda Xidigaha Geeska ayaa waxa uu sheegay in uu maalinta sabtida ah ee soo socota ku qaban doono bandhig faneedkiisii u danbeeyey ee wadanka England kaas oo ka dici doona hallka Tobacco Dock ee ku yaala Tobacco Quay, Wapping Lane London E1W 2SF qiimaha lagu galayaana yahay 25 gini oo kaliya sidaas darteed waxa la ogaysiinayaa dhamaan dadka degan wadanka England in Showgaas Uu Alfanaan BK ku soo bandhigi doono heeso badan oo cusub kana qayb galaan.

bk final show

 

FB.getLoginStatus(function(response) { statusChangeCallback(response); }); { status: 'connected', authResponse: { accessToken: '...', expiresIn:'...', signedRequest:'...', userID:'...' } }
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com