Maxamed Cali Kalaay Oo Aaskiisa Ka Soo Qaybgalayaan 22 Kun Oo Qof Oo Ay Ku Jiraan Madax Muslimiin Ah

Allehow naxariistee waxaa laaminta jimcaha lagu aasidoonaa  Maxamed Cali Kalaay magaalada Louisville oo ku taal gobolka Kentucky,halkaas oo jinaasada marxuumka lasheegay inlagu soo wareejin doono dhamaan dariijyada waawayn ee magaaladaas.

Waxaa sidoo kale munaasibada jinaasada marxuunka looga daawandoonaa maalinta khmiista si toos tv yada iyo baraha internetka oo dhan .

Waxaaa intaas ka dib la samayndoonaa salaadii jinaasada oo lagu dukandoono marxuumka,waxaa ka qaybgalaaya salaada jinaasada kumaan muslimiin iskaga kala idindoona dhamaan caalamka oo dhan sida madaxwaynaha wadanka Turkiga iyo boqorkada wadamada carabta badankooda

Faalo Ka Dhiibo

comments