Maydka Marxuum Mohamed Ali Kalaay Oo Uu Ku Tukandoono Imaam Saciir Dhaakir

Imaam Saciir Dhaakir Ayaa imaam ka noqon doona salaadda janaasada ee lagu tukan doono marxuum Maxamed Cali Kalaay. Waxayna noqonaysaa Jimcaha ugu horeeya ee bisha Ramadhaan.
Marxuunka ilaahay ha u naxariisto

Faalo Ka Dhiibo

comments