Maydka Mohamed Ali Kalia Oo Hada Soo Gaadhay Louisville Lip

Maydka Alle hawnaxariistee Marxuum Maxamed Cali Kalai ayaa hada gaadhay magaaladii uu ku dhashay ee Louisville Lip halkaas oo lagu aari doono hadii Alle yidhaahdo maalinta jimcaha ah 

Faalo Ka Dhiibo

comments