Maydkii Marxuun Axmed Xasan Cawke Oo Hada Soo Gaadhay Magaalada Wajaale

Wariye Axmed Xasan Cawke oo xalay goor danbe ku geeriyooday magaalada Jigjiga ee xarunta Dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa waxa goor dhaweed meydkiisa la keenay magaalada Wajaale halkaas oo Aas qaran loogu Samaynayo.

Wajaale waxa ku sugan mas’uuliyiin tiro badan oo ay ku jiraan madaxda Xukuumadda Somaliland iyo weliba masuuliyiinta Dowlad deegaanka Itoobiya oo siday Meydka wariyaha.

FB.getLoginStatus(function(response) { statusChangeCallback(response); }); { status: 'connected', authResponse: { accessToken: '...', expiresIn:'...', signedRequest:'...', userID:'...' } }
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com