Meydka Marxuum Axmed Xasan Cawke Ayaa Lagu Soo Wadaa Magaalada Jigjiga (INAALILAAH WA INAA ILAYHI LA RAAJICUUN)

Alle ha u naxariistee Weriye Axmed Xasan Cawke Oo ku geeriyyooday magaalada jigjiga ee xarunta maamulka Dawlad Deegaanka Somalida Ethiopia ayaa waxa meydkiisa loo soo qaaday magaalada Gebilay.

Marxuumka ayaa gabi ahaanba laga yaqaanay dhulka soomaalidu degto isaga oo ahaa ruug cadaa dhinaca saxaafada ah kana soo shaqeeyey inta badan ee idaacadaha ama telefishanada afka somaliga ku hadla waxa aan insha allah idin soo gudbin doonaa taariikh nololeedkii marxuumka

FB.getLoginStatus(function(response) { statusChangeCallback(response); }); { status: 'connected', authResponse: { accessToken: '...', expiresIn:'...', signedRequest:'...', userID:'...' } }
Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com