MID KA MID AH DHIIG CABAYAASHI DUNIDA OO LA SHAACIYAY DHIMASHADIISI!

Joseph Metheny waxa uu ahaa dhiigya cabkii ugu caansanaa ee soo maray Dalkaasi Maraykanka iyo sidoo kalaba Guud ahaan Dunida .

Arrimaha aadka u oa yaabka badan ee uu ku kacay Joseph ayaa waxa ay ahayd in hilibka dadka ee uu cuno uu ku marti qaada jiray martida u timaada ,waxa kale oo la sheegay in uu ka samayn Humberge uu ka iibin jray dadka .

Ninkani ayaa markii la ogaaday waxa lagu xukumay Xabsi Daa’im waxaanu geeriyooday bishii Augoust ee dhamaadka Sanadkii hore .

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Hawraar.ner/Hargiesa.office.

KA DHIIBO FIKIRKAAGA

Facebook Auto Publish Powered By : XYZScripts.com