Cilmi-baadhayaal u dhashay Dalka Morocco ayaa waxa ay ku go’doomeen Buuro baraf ah dhexdood cilmi-baadhayaashan ayaa la sheegay in ay saacado ku jireen goobtaasi isla markaana ay halis gashay naftoodu . Intaasi kadib diyaarad Helicopter ah ayaa waxa ay u gurmatay Cilmi-baadhayaashaasi kuwaasi oo la sheegay in ay naftoodu halis .

Wasaarada waxbarashada sare ee Dalkaasi ayaa xaqiijisay in ay ka war heshay Kooxdaasi ku go’doonsanayda Buuraha barafka ah dhexdooda waxa aanay sidoo kale sheegtay in si degdeg ah loogu gurmaday .

 

 

Waana kuwan sawiradani ayaa waxa ay muujinayaan qaabka loo badbaadiyay iyo goobta ay ku go’doomeen ee loogu tagay :

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Hawraar.net/Hargiesa.office.

KA DHIIBO FIKIRKAAGA