Mursal Muuse iyo Xaaskiisa Khadra Silimoo oo Gabadhi u Dhalatay

 

HAMBALYO DHALASHO FARXADLEH
Dhamaan Hawl wadeenada Hawraar iyo Kooxda Fanaaniinta Xidigaha Geeska
Gudoomiyaha Xidigaha GeeskaXasan Saleebaan Dhuxul Laabsaalax
Gudoomiye Xigeenka Xidigaha Geeska Axmed Wali ibraahim Maxamuud ( Furinle)
Maxamed Axmed Bakaal Ciro, Cabdihani Xaashi C/laahi, Yurub Maxamed Cabdi, Nimcaan Cabdiraxmaan Xasan (Nimcaan Hilaac) Ifraax Axmed Ciise, Asma Axmed Ismaaciil ( Asma Love) Hodan Cabdiraxman, yuusuf Jeego, Abwaan Sidiiq Maxamuud Burmad, Maxamed Siciid BK, Cabdiraxmaan Caydiid, Abwaan Sidiiq Gahayr, Abwaan C/xakiin C/laahi Jibriil (Qiiq), Abwaan Cabdirisaaq Xaamud ( Jaylaani), Abokor Axmed Sheekh Aadan, Mustafe Saleebaan, Khadra Baashe, Maxamed Siciid ( Xarago), Dhamaan waxay Hambalyo Udirayaan Mursal Muuse iyo Khadra Silimoo Oo Gabadhi ugu Dhalatay Magaalada Hargeysa Gabadhaas oo loo Bixiyey Maariya Mursal

Faalo Ka Dhiibo

comments

Leave a Reply