Muuqaal iyo sawirro: Gabadha ugu dheer dunida oo la aqal geleysa nin aad uga gaaban

article-2621510-1D9B27B900000578-706_310x563

Gabadha dharka xayeysiisa ee Elisany da Cruz Silva oo u dhalatay dalka Barazil dhirirkeedana lagu sheegay 6 feet iyo 8inch ayaa waxa ay sedax sano saaxiib la aheyd  Francinaldo da Silva Carvalho oo dhirirkiisu yahay  5 feet iyo 4 inch.

Labadaan ruux oo aad u kala dheer ayaa waxa ay ku dhibanyihiin is-shuminta inkasta oo ay ku dhiiranayaan in ay is-guursadaan, wallow gabadhu ay ka shaqi qabto in ay caruur dhali weyso sababo la xariira cudurro horay ugu dhacay.

 

 

article-2621510-1D9B27B900000578-706_310x563
article-2621510-1D9B27C100000578-139_310x534
article-2621510-1D9B27C900000578-172_308x536article-2621510-1D9B27E400000578-560_638x469article-2621510-1D9B27FB00000578-264_638x410article-2621510-1D9B28A100000578-487_308x546article-2621510-1D9B28AB00000578-919_638x495article-2621510-1D9B283300000578-597_308x565article-2621510-1D9B286300000578-524_310x544

Suxufigadari@gmail.com

Faalo Ka Dhiibo

comments

Leave a Reply