MUXUBO HEELOOD SILSILAD GABAYO JACAYLA QAYBTII 2AAD

Halkan Waxaanu Idiinku soo Gudbinaynaa Qaybtii labaad ee Silsiladii Xiisaha Badnayd ee Gabayada Jacaylka ah ahayd ee Muxubo Heelood Taas oo uu si taxana ah inoogu daadihiyo Wariye Sidiiq Maxamed Burmad iyo Abwaan Maxamed Awcali (Hal-dee) oo ahaa sidaan hore usoo sheegnay Abwaankii Qisadu ku dhacday isla markaana Bilaabay Silsiladan Taxana ah HALKAN KA DAAWO QAYBTII LABAAD EE MUXUBO HEELOOD

Faalo Ka Dhiibo

comments

Leave a Reply