New Song Xilasho Fanaaniinta Caanbaxay Nimcaan Hilaac Iyo Hodan Cabdiraxmaan

Labada Fanaan ee ka caanbaxay gayiga Somalidu Degto hantiyeyna dhagaha bulshada somalida waa Nimcaan Hilaac Iyo Hodan Cabdiraxmaan ayaa soosaaray hees cusub oo lamagac baxday Xilasho waa ereyadii iyo laxankii Abwaan Xasan Saleebaan Dhuxul Laabsaalax 

Faalo Ka Dhiibo

comments